Blockchain

 


blockchain waxa ay qaban kartaa waxyaalo badan oo internetka dhexdisa,blockchain waxey xogta u keydisa qaab kala googo'an oo la yidhaahdo block

facebook blockchain malahan xarun rasmiya ama ba meel ay data da ku keydsato ee waxa xogta loo kala qaybiya ama ay ku kala jirtaa computero daafaha caalmaka yaala waana bilaa saldhig 

mustaqbalka blockchain waxey qabsan doonta dhaqaalaha caalamka, hadiiba ay xogtaadu ku keydsan tahay blockchain u baahan meysid cid ku damiinata markhaati iyo waliba qaadi toona 



immisa blockchain ayaa jira 

1-public blockchain network

blockchain kani waa madal furan oo ay cid walba arki karto, waxaa loo isticmaala networkgan bitcon si loo cadeeyo shaqada la qabanayo 

2-private blockchain network

sida magacba ka muuqata waa private ama mid khaasa oo gooniya kaliya networkan waxa ku jira qofka ama shirkada sameysay iyo cida ay casuuman ama invite gareyaan 

3-permissioned blockchain network 

networkani waxa uu u dhaxeya labada network ee kale privateka iyo publicgaba, blockchainkan waxa kaliya lagu galaa in la xaqiijiyo aqoonsigaaga ama tixraacaga 



Comments

Popular posts from this blog

Artificial Intelligent (AI)

WAA MAXEY CYBER SECURITY