Posts

Showing posts from December, 2022

Blockchain

Image
  blockchain waxa ay qaban kartaa waxyaalo badan oo internetka dhexdisa,blockchain waxey xogta u keydisa qaab kala googo'an oo la yidhaahdo block facebook  blockchain malahan xarun rasmiya ama ba meel ay data da ku keydsato ee waxa xogta loo kala qaybiya ama ay ku kala jirtaa computero daafaha caalmaka yaala waana bilaa saldhig  mustaqbalka blockchain waxey qabsan doonta dhaqaalaha caalamka, hadiiba ay xogtaadu ku keydsan tahay blockchain u baahan meysid cid ku damiinata markhaati iyo waliba qaadi toona  immisa blockchain ayaa jira  1-public blockchain network blockchain kani waa madal furan oo ay cid walba arki karto, waxaa loo isticmaala networkgan bitcon si loo cadeeyo shaqada la qabanayo  2-private blockchain network sida magacba ka muuqata waa private ama mid khaasa oo gooniya kaliya networkan waxa ku jira qofka ama shirkada sameysay iyo cida ay casuuman ama invite gareyaan  3-permissioned blockchain network  networkani waxa uu u dhaxeya labada network ee kale privateka iyo pu