Posts

Blockchain

Image
  blockchain waxa ay qaban kartaa waxyaalo badan oo internetka dhexdisa,blockchain waxey xogta u keydisa qaab kala googo'an oo la yidhaahdo block facebook  blockchain malahan xarun rasmiya ama ba meel ay data da ku keydsato ee waxa xogta loo kala qaybiya ama ay ku kala jirtaa computero daafaha caalmaka yaala waana bilaa saldhig  mustaqbalka blockchain waxey qabsan doonta dhaqaalaha caalamka, hadiiba ay xogtaadu ku keydsan tahay blockchain u baahan meysid cid ku damiinata markhaati iyo waliba qaadi toona  immisa blockchain ayaa jira  1-public blockchain network blockchain kani waa madal furan oo ay cid walba arki karto, waxaa loo isticmaala networkgan bitcon si loo cadeeyo shaqada la qabanayo  2-private blockchain network sida magacba ka muuqata waa private ama mid khaasa oo gooniya kaliya networkan waxa ku jira qofka ama shirkada sameysay iyo cida ay casuuman ama invite gareyaan  3-permissioned blockchain network  networkani waxa uu u dhaxeya labada network ee kale privateka iyo pu

Artificial Intelligent (AI)

Image
  markii ugu horeysay artificial intelligent la magacaabay ama lasoo hadal qaaday waxey ahayd 1955-tii imika wakhtigan aynu joogno waxeynu u isticmaalna waxyaalo  badan oo nolosheena ka mid ah AI-gu waa cilmi aad iyo aad u baladhan kasoo marka ay culumadu daraseynayaan ay sheegan in wakhti dhaw uu dunida la wareegi doono sida ay yidhaahdeen waxa wakhti dhaw dhici doonta shaqo la'aan bahsan taas oo shaqo kasta loo adeegsan doono qeybaha kala duwan ee AI-ga  wax yaalaha uu ilaa hadeer qabtey waxa ka mida ah ee la tijaaiyey sida  darawalnimo,waiter,cunto karin iyo waxyaalo kale oo badan  waa maxay AI-gu  Artificial Intelligent (AI) waa mashiin ama robot la tabo in uu u dhaqmo rabta bani'aadmka caqliga leh amaba waa mashiin la rabo in lagu tababaryo sida dadka in uu u dhaqmo  noocyada AI-ga  reactive machines AI   limited memory AI   theory of mind memory    self-aware AI FB:  https://www.facebook.com/profile.php?id=100088210993814

Waa kuma Hacaker-ku

Image
 hadaad rabto inaad hacker wax jabsada noqoto waxaad tahay qof raba inuu tuug noqdo waa run jabsigu dhinac walba waa uu leeyahay laakin waa qasab inad xatooyo ku fikireyso . Si kastaba ha ahaatee, waxa kaliya ee aad runtii u baahan tahay waa aqoonta isticmaalka kombayutarka iyo awooda aad ku raacdo tilmaamaha qoran. Waxaa laga yaabaa inaadan garanayn sida loo qoro koodhka kumbuyuutarka, laakiin taasi waa OK. Dhanka kale, haddii aad runtii rabto inaad noqoto Qof khabiir ku ah ah Hackeriska, markaa waa inaad barataa sida loo sameyo ama loo Qoro codeka Aad adigu wax ku qabsan karto. Waxa jira xirfado iyo shuruudo gaar ah oo ay tahay inaad u noqoto hacker, sida: Xirfadaha kombiyuutarka heerka-dhexe(Midlevel computer Skills) Xirfadaha kombuyuutarku waxay u baahan yihiin inay ku lug yeeshaan wax ka badan qorista iyo baadhashada internetka. Adiga waa inuu awood u leeyahay inuu si wax ku ool ah u isticmaalo moduleka amarka Windows ama abuuro shabakad. Xirfadaha isku xidhka(Networking Skills) J

WAA MAXEY CYBER SECURITY

Image
  cyber security ama cilmiga ilaalinta internetku waa hab ama qaab aad ku ilaalin karto xogtaada iyo ta meherada aad u shaqeyneysaba taas oo ah cilmi aad baran kareyso adoon goob waxbarsho u galin ama aan tegin maxa loo xiseya cyber security badnaa waxeynu filimada ku daawana tiyo la leeyahay meel heblaya la dhacay ka dib waxeynu uwada hanqal taagna waxa halkaa ka socda in aynu inagu sameyno ka bacdi marka koobad ee aynu waxbarsho galno waxa aynu raadina hacking iyo waxyaabo ku tacaluqa hackinga MAXA KULA GUDBOON si aad u noqoto hacker wax badan baro kala baro qaybaha hackinga sameyso goool isku taxaluuji inaad mid ka mida barato qeybaha hackerska white hat black hat grey hat red hat and etc