Artificial Intelligent (AI)

 


markii ugu horeysay artificial intelligent la magacaabay ama lasoo hadal qaaday waxey ahayd 1955-tii

imika wakhtigan aynu joogno waxeynu u isticmaalna waxyaalo  badan oo nolosheena ka mid ah AI-gu waa cilmi aad iyo aad u baladhan kasoo marka ay culumadu daraseynayaan ay sheegan in wakhti dhaw uu dunida la wareegi doono sida ay yidhaahdeen waxa wakhti dhaw dhici doonta shaqo la'aan bahsan taas oo shaqo kasta loo adeegsan doono qeybaha kala duwan ee AI-ga 

wax yaalaha uu ilaa hadeer qabtey waxa ka mida ah ee la tijaaiyey sida 

darawalnimo,waiter,cunto karin iyo waxyaalo kale oo badan 

waa maxay AI-gu 

Artificial Intelligent (AI) waa mashiin ama robot la tabo in uu u dhaqmo rabta bani'aadmka caqliga leh amaba waa mashiin la rabo in lagu tababaryo sida dadka in uu u dhaqmo 



noocyada AI-ga 

  • reactive machines AI 

  •  limited memory AI 
  •  theory of mind memory  
  •  self-aware AI


FB: https://www.facebook.com/profile.php?id=100088210993814

Comments

Popular posts from this blog

Blockchain

WAA MAXEY CYBER SECURITY