WAA MAXEY CYBER SECURITY

 



cyber security ama cilmiga ilaalinta internetku waa hab ama qaab aad ku ilaalin karto xogtaada iyo ta meherada aad u shaqeyneysaba taas oo ah cilmi aad baran kareyso adoon goob waxbarsho u galin ama aan tegin

maxa loo xiseya cyber security

badnaa waxeynu filimada ku daawana tiyo la leeyahay meel heblaya la dhacay ka dib waxeynu uwada hanqal taagna waxa halkaa ka socda in aynu inagu sameyno ka bacdi marka koobad ee aynu waxbarsho galno waxa aynu raadina hacking iyo waxyaabo ku tacaluqa hackinga

MAXA KULA GUDBOON si aad u noqoto hacker
  • wax badan baro
  • kala baro qaybaha hackinga
  • sameyso goool
  • isku taxaluuji inaad mid ka mida barato
qeybaha hackerska
  • white hat
  • black hat
  • grey hat
  • red hat
  • and etc

Comments

Popular posts from this blog

Blockchain

Artificial Intelligent (AI)